Qaar ka mid ah dad xanuunsan iyo kuwa ay duruufo nololeeda ku haysatay xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa la garsiiyay mucaawino ay iska soo aruuriyeen bulshada Soomaliyeed ka dib markii dhawaan ay cabashadooda baahisay warbahinta Star.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dad xanuunsanaa iyo kuwa daruufo nololeed ku wajahayay xeryaha qaxootiga oo cabashadoodi...