DHAGEYSO:Dab khasaare gaystay oo xalay ka kacay suuqa magaalada Wajeer

0
196

Waxaa uu abaare 10:30 daqiiqo ee habeenimo ee xalay dab qabsaday suuqa ganacsiga ee magaalada Wajeer.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye oo xalay halkaasi tagay ayaa warbixintan inoo soo diray.