DHAGEYSO:Daaweyn lacag la’aan ah oo laga fuliyay Fafi

0
242

Urur dhakhatiir ah ayaa si lacag la’aan ah bulshada ku nool tuulada Warable oo hoos tagto deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa ugu fidiyay adeegyo caafimaad.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan oo dhameystiran ka soo diray Garissa.