DHAGEYSO:Daaweyn bilaash ah oo laga sameeyay Ceeldheere

0
335

Dhallinyaro dhakhaatiir ah oo ka howlgalo isbitaallada magaalada Garissa oo ku mideysan hay’adda Youth for Ummah ayaa daaweyn lacag la’aan ah u fidiyay shacabka ku nool tuulada Ceeldheere ee deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa.
Dadweynaha ayaa dakhaatiirta uga mahadceliyay adeegyada ay gaarsiiyeen oo ay sheegeen inay aad uga baahnaayeen xilligan adag ee la dareemaya saameynta abaarta.