Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Xagardheer oo caawimaad codsanaya By star - November 22, 2022 0 316 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah culimada xerada qaxootiga ee Xagardheer oo la soo xariiray warbaahinta Star ayaa muslimiinta ka codsanaya in ay ku garab istaagaan dugsi qur’aan iyo masaajid loo dhisayo carruur u badan agoomo iyo kuwa ka soo jeedo qoysas danyar ah. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/11/Culimada-Xagardera.mp3