DHAGEYSO:Culimada Wajeer oo ka hadlay gabdhaha muuqaallada anshax xumada ah soo geliyo baraha bulshada

0
163

Culimaaudiinka ismaamulka Wajeer ayaa baaq u diray dhallinyarada isticmaala baraha bulshada gaar ahaan gabdhaha iska duubo muuqaallada aan wanaagsanayn ka dibna barahan soo geliyo.
Waxaa mararka qaar baraha ay bulshada ku wada xiriirto lagu arkaa muuqaallada gabdho jeesteeynaya , tani ayayna culimada Wajeer digniin ka soo saareen.