Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Wajeer oo heshiisiinaya beelaha Galbeedka Wajeer By star - September 11, 2023 0 232 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Culimada ismaamulka Wajeer ayaa wado dadaallo nabadeed oo ka dhan ah dhacdooyin saameeyay galbeedka Wajeer oo ay ka dhasheen dilal iyo dhaawacyo. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/09/Mucaawiye-Wajeer-1.mp3