DHAGEYSO:Culimada Wajeer oo codsanaya in dhul loo iibiyo machad ay carruurta ku xifdinayaan quraanka

0
307

Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya

Cidii doonaysa inay barnaamijkan ka qayb qaadato waxay kala xiriiri kartaa nambarka ah 0701731460.