DHAGEYSO:Culimada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya oo ku baaqay soo afjaridda colaadda Laascaanood

0
353

Culimada Soomaaliyeed ee dalkani Kenya oo shalay shir yeeshay ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka taagan magaalada Laascaanood.
Ka dib markii shirka la soo gabagabeeyay ayaa waxaa war-murtiyeedkii ay soo saareen culimada warbaahinta u akhriyay Sheekh Maxamuud Maxamad Shibli.