DHAGEYSO:Culimada masjid laga dhisaya IFO oo codsaday in lagala qayb qaato bixinta deyn lagu leeyahay masjidka

0
143

Culimada masaajid ay dhisidiisu muddo ka socotay xerada qaxootiga ee IFO ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday in ay kala qayb qaataan bixinta lacag deyn ah oo masaajidka lagu leeyahay.

Haddaba cidii ay u suurtagalaysa in ay wax ku darsato bixinta deynta lagu leeyahay masaajidka xerada IFO ee ay culimada ka hadleen waxay kala xiriiri kartaa nambarka taleefoonka ee ah 0725311339