DHAGEYSO:Culimada Mandera oo sameynaya gurmad ka dhan ah abaarta

0
254

Xafiiska culimada Mandera oo wado barnaamij loogu gurmanaya dadka ay abaarta saameysay ayaa bulshada baaq u diray sida uu ku soo warramayo Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.