DHAGEYSO:Culimada Mandera oo ka digay in loo dabbaal dego maalinta jeceylka

0
211

Culimaauddiinka ismaamulka Mandera ayaa bulshada muslimiinta ah uga digay inay u dabbaal degaan maalinta dadka is jecel oo maanta la xusaya.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.