DHAGEYSO:Culimada Mandera oo baaq nabadeed soo saaray

0
184

Culimada ismaamulka Mandera ayaa baaq nabadeed ka soo saaray xiisad muddooyinkii danbe ka taagnayd degmada Rhamu ee Waqooyiga Mandera.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.