Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Mandera oo baaq nabadeed ka soo saaray xiisad ka taagan Waqooyiga ismaamulkaasi By star - September 20, 2023 0 256 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Culimada ismaamulka Mandera ayaa tacsi u diray ehellada dad lagu dilay dagaal beeleed saameeyay degmada Rhamu ee waqooyiga dowlad deegaankaasi waxayna dhanka kale farriin adag u direen siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/09/Culimada-Mandera.mp3