DHAGEYSO:Culimada Mandera oo baaq ka soo saaray qiimaha sarreeya ee maciishadda

0
229

Guddoomiyaha xafiiska culimada ee ismaamulka Mandera Sheekh Maxamad Calasow ayaa ugu baaqay ganacsatada in ay u naxariisatan danyarta.
Waxaa uu dhanka kale xaaraam ku tilmaamay in raashinka lagu keydiyo baqaaraha si dadka looga iibiyo qiimo qaali ah.
Sheeekh Maxamad Calasow ayaa ugu dambeyn baaq u diray hay’adaha samafalka iyo dowladda.