DHAGEYSO:Culimada iyo waalidiinta xeryaha qaxootiga oo baaq u diray dhallinyarada

0
358

Culimada iyo waalidiinta xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa dhallinyarada soomaaliyeed ku boorriyey inaynan ka tagin dhaqanka wanaagsan sida labiska waafaqsan diinta islaamka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan Dadaab ka soo diray