Culimada, dhallinyarada ururuka haweenka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada xeryaha qaxootiga Dadaab ayaa baaq u diray shacabka ku nool magaalada Garissa.
Waxaa ay ugu baaqeen inay ku dadaalaan nabadda, islamarkaana ay ilaaliyaan walalnimada iyo darisnimada.
Waxay codsadeen in arrintii dhawaan ka dhacday magaalada Garissa nabad lagu xalliyo.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada, haweenka iyo dhallinyarada ee xeryaha Dadaab oo baaq ka soo saaray...