DHAGEYSO:Culimada Garissa oo ku baaqay in beri salaada subax ka dib masaajidada lagu tukado salaad Allah roob logaga baryaaya

0
602

Culumada magaalada Garissa ayaa ku baaqay in bari saalada subux ka dib in masaajidka ku yaala magalada Garissa lagu tukada salaad Allah roob logaga baryaaya.
Culimada ayaa baaqaan so jeediyay ka dib kulan ay galabta ku yesheen magaalada Garissa.
Shekh Husen Abdullahi oo ka mid ah culumadii ka qayb galay kulanka ayaa la hadlay idaacada STAR FM.