Culimada beelo ay dhawaan xurguf ku dhex martay waqooyiga Mandera ayaa taageray go’aankii ka soo baxay mas’uuliyiinta ismaamulka iyagoo dhanka kale baaq u diray shacabka Rhamu.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada beelo ay dhawaan xurguf ku dhex martay Rhamu oo taageeray go’aanka...