Culimada Ahlu suna waljamaaca ee ismaamulka Mandera ayaa dhaliilay hadal uu dhawaan jeediyay wasiirka gaashaandhigga ee dalka waxayna ka dalbadeen inuu hadalkaasi raalligelin ka bixiyo.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.