DHAGEYSO:Ciidamada daacadda u ah Culimada Ahlusunna oo maanta la wareegay degmada Guriceel

0
513

Ciidamada daacadda u ah Culimada Ahlusunna ayaa maanta la wareegay degmada Guriceel iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Galagaduud.
G/Le Sare Cali Faarax Mohamed Bilaal Taliyihii Hogaaminaya Ciidamada Ahlu-Sunna ee maanta gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa shir jaraa,id ku qabtay hoygii Sheekh Maxamed Shaakir uu ka deganaa magaalada waxaana uu ka hadlay xaaladda deegaanka iyo go,aamo ay soo saareen.
Cubeyd Xassan ayaa qodobkan dhameystiraya.