DHAGEYSO:Ciidamada ammaanka ee Busia oo qabtay 26 kiilogaraam oo ah foolasha maroodiga

0
390

Ciidamada booliska ee ismaamulka Busia ayaa gacanta ku dhigay foolasha maroodiga oo mug ahaan lagu sheegay 26 kiilogaraam.
Sidoo kale waxay saraakiishu qabteen labo eedeysanayaal oo ganacsigan lala xiriirinaya.
Booliska ayaa hoosta ka xarriiqay inay rumeysan yihiin in foolasha maroodiga laga keenay dhanka dalka Uganda oo Kenya daris la ah.
Qiimaha foolashada ayaa lagu sheegay in ka badan 9 milyan oo shilin.