DHAGEYSO:Caro laga muujiyay arday lagu dilay Mombasa

0
455

Ardayda macadka qaran ee farsmada Gobolka xeebta ee ku yaal magaada mombasa ayaa waxay caro xoogan ka muujiyeen mid ka mid ah ardaydaasi oo lagu dilay Mombasa sida ay warbaahinta u sheegeen.
Mohamed Abdi botan ayaa qodobkan Mombasa inooga soo diray.