DHAGEYSO:Canug yar oo la dilay oo meydkiisa laga helay magaalada Wajeer

0
243

Haweeney ayaa canug yar oo ay dhashay ku dishay magaalada Wajeer iyada oo meydka ilmahaasi yar ee muluqa ah ku tuurtay meel u dhow xarun waxbarasho.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warbixintan faahfaahinaya