Wasiirkii hore ee amniga Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Cabdirashiid Janan oo dhawaan la heshiiyay dowladda dhexe ee Soomaaliya sidoo kalena laga qaaday Xilkii uu Jubbaland ka hayay ayaa sheegay inuu tanaasul Sameeyay ka dib markii uu arkay dhibaatooyinka ay ku jiraan shacabka ku nool deegaanada Gobolkaasi gedo.
C/rashiid Janan ayaa sheegay in Maadaama ay gobolka Gedo iskugu Darsameen Colaado,Cuduro iyo abaaro uu qaatay go’aan ah in Colaadaha ay qaybta ka ahaayeen la soo afjaro si nolosha shacabka loo badbaadiyo.
Mar uu arrimahan ka hadlayay ayuu yiri
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Cabdirashiid Janan oo sheegay inay soo afjarmeen colaadihii gobolka Gedo