DHAGEYSO:Cabdimaalik Muuse Coldoon “Xaqa ka aamusi maayo marnaba”

0
354

Samafale wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku dhawaad labo bilood ku xirnaa xabsiyada Somaliland ayaa maanta xurriyaddiisa dib u helay.
Cabdimaalik oo warbahinta la hadlay ayaa u mahadceliyaay cid walbo oo ka qayb qaadatay in laga soo daayo xabsiga.