DHAGEYSO:Cabasho la xiriirta saameynta webiga Daawa oo ka soo yeeraysa dadweynaha Mandera

0
181

Shacabka ku nool deegaanka dariiqa oo ka tirsan deegaanka hoose ee khalalio ee ismaamulka Mandera ayaa ka cabanaya saameyn ka soo gaartay fatahaadda webiga Daawa.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.