Wararka Kenya DHAGEYSO:Cabasho ka soo yeeraysa dadka qabo xanuunka kalyaha ee Wajeer By star - May 9, 2021 0 637 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Bukaanada qabo xanuunka kalyaha ee ku nool ismaamulka Wajeer ayaa cabasho ka muujinaya in aysan shaqaynayn qeybta kalyaha lagu sifeeyo iyaga oo baaq u diray dowladda hoose ee ismaamulka Wajeer iyo hay’adaha samafalka in ay caqabaddan xalliyaan