DHAGEYSO:Buug ku saabsan dhibaatada tahriibka oo lagu soo bandhigay Garissa

0
261

Waxaa magaalada Garissa lagu soo bandhigay buug uu qoray wiil dhallinyaro ah oo ka soo jeedo dowlad deegaankaasi oo dhallinyarada looga wacyigelinaya tahriibka.
Qoraaga buuggan ayaa warbaahinta Star u warramay.