Ganacsatada iyo culimada xerada Xagardheer oo kaashanaya bulshada qaxootiga iyo kuwa deegaanka Faafi ee ismaamulka Garissa ayaa wado dadaallo ballaaran oo dib loogu furayo qaar ka mid ah jidadka xerada oo ay biyaha roobka xireen waxayna isku xilqaameen in ay wax ka qabtaan saameeynta ka dhalatay daadadka ka dhashay roobab culus oo ka da’ay xeradaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Xagardheer ka soo diray.