DHAGEYSO:Bulshada oo laga codsaday inay ka qayb qaataan dhismaha masjid ku yaalla Wajeer

0
210

Culimada ismaamulka Wajeer ayaa bulshada muslimiinta ah ugu baaqay inay ka qayb qaataan dhisidda masjid ku yaalla tuulada Ceelnuur ee dowlad deegaankaasi.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.

Si arrintan looga qayb qaato waxaa lala xiriiri karaa Sheekh Daauud Guuliye oo uu nambarka taleefoonkiisa yahay 0723627642.
Sidoo kale waxaad tabarucadaada ku diri kartaa Mpesa-Buy Goods and services- Till No:8691550