DHAGEYSO:Bulshada oo laga codsaday inay dhul u iibiso dugsi ay dhigtaan agoon

0
230

Dugsi Qu’raan oo ay wax ku bartaan carruur agooma ah iyo kuwa ka soo jeedo qoysas danyar ah ayaa waxaa muslimiinta laga codsaday inay dhul u iibiyaan sida uu ku soo warramayo Cabdiraxmaan Mucaawiye.

Si gacan looga gaysto barnaamijkan waxaa lala xiriiri karaa taleefoonka uu nambarkiisu yahay 0722 915063