Culimada ismaamulka Wajeer ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday inay ka qayb qaataan sidii daryeel caafimaad oo dalka dibadiisa ah loogu heli lahaa wiil muddo shan sano ah ka xanuunsan kilyaha.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.