Mid ka mid ah culimaauddiinka ismaamulka Mandera oo wadanka dibbadiisa ku xanuunsan ayaa muslimiinta codsi garab istaag ah u diray.
Maxamad Cabdi Bootaan oo xaaladda caafimaad ee Sheekha xog-ogaal u ah ayaa warbixintan Mombasa nooga soo diray.
Si loo caawiyo waxaa Sheekh Cabdiweli lagala xariiri karaa nambarka ah +254723937673