Waxgaradka dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa ku baaqay in gurmad loo fidiyo ganacsatadii ay hantidooda ku baaba’day suuqii Waaheen ee ku gubtay magaalada Hargaysa ee Somaliland.
Siyaad Bashuuc Saneey ayaa qodobkan oo faahfaahsan Jigjiga ka soo diray.