DHAGEYSO:Booyad shidaal oo uu dab ka kacay

0
766

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nanyuki ee ismaamulka Laikipia ayaa sheegaya inuu dab qabsaday mid ka mid ah baabuurta shidaalka.
Baabuurkan ayaa la sheegay inuu ku soo wajahnaa magaala madaxda wadanka ee Nairobi.
Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in baabuurku uu dab ka kacay xilli uu marayay aagga loo yaqaano Sagana