DHAGEYSO:Booliska Kisii oo qabtay arday isku ekeysiiyay mid ka mid ah ardayda maanta u fadhiisatay imtixaanka KCSE-da

0
620

Iyadoo uu saaka guud ahaan dalka uu ka billowday imtixaanka fasalka afaraad ee dugsiga sare ee KCSE-da, ayaa dowlad deegaanka Kisii lagu qabtay arday 20 jir ah, oo wax ka barta jaamacadda Kisii uu isku ekeysiiyay mid ka mid ah ardayda imtixaanka maanta u fadhiisatay ee ismaamulkaasi.
Waxaa eedeysanaha haatan lagu hayaa saldhigga booliska ee bartmaha ismaamulka Kisii.
Taliyaha booliska ee bartamaha Kisii Francis Kooli ayaa warbaahinta uga warbixiyay qabashada eedeysnaha doonayay inuu imtixaanka u sameeya saxiibkiis