DHAGEYSO:Booliiska Kisii oo raadinaya koox dab qabadsiisay guriyo iyo beero

0
404

Ciidamada booliiska ee ismaamulka Kisii ayaa raadinaya koox ku eedeysan in ay gubeen guriyo iyo beero.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in dhacdooyinkaasi lagu bartilmaameedsaday shakhsiyaadka booliiska iyo saraakiisha maamulka kala shaqeeya la dagaallanka khamriga.
Qaar ka mid ah qoysaska ay arrintan saameysay ayaa warbaahinta la wadaagay dareenkooda.