DHAGEYSO:Biyo la’aan ka jirto xaafad ka tirsan Dadaab

0
293

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool xaafadda Buula Dhaydhay ee magaalada Dadaab oo la hadlay warbaahinta Star ayaa cabasho ka muujiyey biyo la’aan muddo haysatay, waxayna ma’suuliyiinta deegaanka iyo dowladdaba ka codsadeen in wax laga qabto cabashadooda.