DHAGEYSO:Beeralayda Qumbi ee Koonfurta Wajeer oo ka cabanaya ceel halkaasi laga qodi rabo

0
272

Waxay cabasho ka soo yeeraysa beeralayda tuulada Qumbi ee Koonfurta Wajeer iyo kuwa xaafadda Hodan oo ka soo horjeeda ceel halkaasi laga qodi rabo.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.