DHAGEYSO:Beeralayda Abakoorey oo baaq u diray dowladda

0
134

Beeralayda magaalada Abakoorey ee deegaanka Koonfurta Wajeer ayaa dowladda ugu baaqay inay garab ku siiso sidii ay sare ugu qaadi lahaayeen wax soo saarkooda.
Dhinacyada ay beeralayda Abakoorey codsanayaan in laga taageero waxaa ka mid ah biyaha , xayndaabka , agabka iyo daawooyinka beeraha sida uu faahfaahinaya Cabdiraxmaan Mucaawiye .