DHAGEYSO:Barnaamij dhir beerid ah oo ka socdo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

0
446

Dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa waxaa ka socdo barnaamij ballaaran oo loogu magac daray dhir beer oo noolal beer kaasoo lagula dagaallamaya xaalufinta dhirta iyo isbeddelka cimillada.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa magaalada Jigjiga nooga soo diray Siyaad Bashuuc Saney.