DHAGEYSO:Barasaabyada Uasin Gishu iyo Nandi oo ka hadlay isreebreebka UDA

0
746

Guddoomiyeyaasha ismaamullada Uasin Gishu iyo Nandi ee kala ah Jackson Mandago iyo Stephen Sang ayaa sheegay in isreebreebka xisbiga UDA uu si habsami leh u socdo in kastoo ay caqabado jiraan.
Waxay labaduba hoosta ka xarriiqeen in meelaha qaar saaka lagala soo daahay warqadaha codbixinta taasoo dib u dhac ku keentay geeddisocodkan.
Siyaasiyiintan ayaa musharraxiinta iyo shacabka codeynta ugu baaqay inay nabadda ku dadaalaan.