DHAGEYSO:Barasaabka Wajeer oo ka hadlay tacadiyada lagula kaca haweenka ee ismaamulkaasi

0
390

Guddoomiyaha ismaamulka Wajeer Axmad Cabdullahi (Jiir) ayaa ka hadlay tacadiyada ka dhanka ah haweenka ee ku soo badanaya gobolka Waqooyi bari iyadoo muddooyiinkii dambe Wajeer ay ku soo badanayeen falalka kufsiga ah.
Guddoomiyaha Wajeer ayaa sheegay in tallaabo adag laga qaadi doono dadka ku lugta leh falalka noocaasi ah.