DHAGEYSO:Barasaabka Trans Nzoia oo la siiyay awood uu ku hoggaamiyo xisbiga DAP-K

0
283

Guddoomiyaha ismaamulka Trans Nzoia George Natembeya ayaa loo ansixiyay inuu noqdo ku xigeenka hoggaamiyaha xisbiga (DAP-K).
Waxaa uu xisbigan madax u ah wasiirkii hore ee wasaaradda difaaca dalka Eugene Wamalwa
George Natembeya ayaa ballanqaaday inuu soo afjari doono isqabqabsiga ka jira xisbiga.
Sidoo kale madaxda ugu sarreysa xisbiag DAP-K ayaa dhankooda ballanqaadeen inay xisbigan awooddiisa siyaasadeed xoojin doonaan.