DHAGEYSO:Barasaabka Machakos oo Raila ka dalbatay inuu taageero Kalonzo

0
304

Guddoomiyaha ismaamulka Machakos , Wavinya Ndeti ayaa madaxa mucaaradka ee isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya, Raila Odinga ka dalbatay inuu doorashada xigta uu xilka madaxtinnimo ku taageero hoggaamiyaha xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka.
Waxay wacad ku martay in haddii Raila uunan sidan sameyn aynan isagana u muujin doonin taageero siyaasadeed.