DHAGEYSO:Bandhigga badeecooyinka bariga dhexe oo lagu qabtay Mombasa

0
217

Waxaa magaalada Mombasa lagu qabtay bandhigga badeecooyinka bariga dhexe iyo qaar ka mid ah dalalka qaaradda Aaasiya sida uu ku soo warramaya Maxamad Cabdi Bootaan.