DHAGEYSO:Balambala: 56 tuulo oo la gaarsiiyay lacagaha ardayda dugsiyada looga bixiyo

0
538

In ka badan 56 tuulo ayaa la gaarsiiyay lacagaha dugsiyada ardayda looga bixiyo ee deegaan baarlamaneedka Balambala ee ismaamulka Garissa.
Muddo labo toddoobad ayuu barnaamijkan ka socday tuulooyinka hoostaga deegaanka Balambala.
Barnamijkan ayaa loogu talagalay in macalliminta, ardayda iyo waalidiinta ay iska war hayaan.
Bishaar Cabdi oo ah guddoomiyaha sanduuqa horumarinta deegaannada ee NG-CDF -ta ee deegaan baarlamaaneedka Balambala ayaa ka warbixiyay geedisocodkan.