DHAGEYSO:Baarlamaanka oo doonaya in la soo dhiso golaha luuqadda Sawaaxiliga

0
324

Xildhibaannada golaha qaran ee xeer dejinta ayaa maanta yeeshay dood ku saabsan in la soo dhiso gole ka shaqeynaya horumarinta luuqadda Sawaaxiliga.
Waxaa ay sheegeen in kenyaanka badankoodu ay luuqaddan adeegsadaan sidaas awgeedna ay lagama maarmaan tahay inuu jiro gole dastuuri ah oo qaabilsan horumarinta Sawaaxiliga.