DHAGEYSO:Baaq nabadeed oo loo diray shacabka magaalada Rhamu ee Mandera

0
495

Ka dib rabshado labadii habeen ee ugu dambeeyay ka dhacay duleedka magaalada Rhamu ee Waqooyiga ismaamulka Mandera ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee loo diraya bulshada halkaasi ku nool.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray